Dhageyso:Wasiir kuxigiinka Waxbarashada iyo Barbarinta KGS Oo Kahadlay Waxbarasho Yarida Kajirto Gobalka Bakool

0
223

Baydhabo(INO)-Shanta degmo oo ku kooban Gobalka bakool ayaan xiligaani jirin waxbarasho rasmi ah ayadoon layeen dugsiga Dhaxe iyo midka sare.

jibri
Jibriir maxamed oo ah Waziirka kuxigiin waxbarashada iyo barbarian kg Ayaa waxaa uu kahadley waxbarasho yarida kajirto Gobalka Bakool.
Waxaana uu sheegey in midowga jaamacadaha kg Ay Kaali kaqaadan doonto Sidii Waxbarasho yarida Kajirto Gobolka Bakool korloogu qaadi lahaa.
Dhanka kale wasiir kuxigiinka waxbarashada iyo barbarian kg Jibriir maxamed ayaa waxaa uu kahadlay wazaarada waxbarashada intii ay jirtey waxyaabaha ay kaqabatey Gobalada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Halkan Ka Dhageyso warbxinta Wariye Siidii Cali Muuse Ateera

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here