Dhageyso:Wasaaradda Amniga oo farriin digniin ah u dirtay Shacabka Soomaaliyeed

0
224

Muqdisho(INO)-Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya, Maxamed Yuusuf Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in kooxaha argagaixisada ah ee Ajaanibta iyo kuwa la qalday ay damacsan yihiin geysashada weerarro argagixiso oo lagu dhibaateynayo shacabka rayidka ah.

Maxamed-Yuusuf1

“Dadka ku nool caasimadda waxaan ugu baaqaynaa inay feejignaan muujiyaan, sida ay hay’adaha amniga ay xog ku helayaan in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay maleegayaan shirqoollo ay ku doonayaan inay ku gummaadaan shacabka Soomaaliyeed, marka waxaan muwaadiniinta ka codsaneynaa in hay’adaha amniga ay la wadaagaan khatar kasta oo ay kooxaha Shabaabku maleegayaan, si looga hortago” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here