Berdaale{INO}Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Kasoo Kabsanaayo Dhanka Iyo Amaandarada Iyadoo Degmadaasi Dhawaan Ciidamo Loo Tawabarey Ciidankaasi Oo Tiradooda Ay Ku Dhowdahay 300 Kuwaasi Oo Kamid Noqodey Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Kadib Ciidamada Ayaa Waxaa Ay Gudagaleen Ladagaalanka Urarka Al Shabaab Iyadoo Degaanada Ku Soo Dhow Degmada Berdaale Kasareen Shabaabkii Ku Sugnaa
Cali Cadow Waa Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka Siyaasada Iyo Amaanka Ayaa Waxaa Uu Warbaahinka Idalenews.com ugu Warbixiyey Xaaladaha Degmada Berdaale Dhanka Amaanka”Waxbarashada Iyo Xarumaha Caafimaadka Iyadoo Degmadaasi Wili Uu Kusugan Yahay Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed Somaliya Isaaq Cali Subag Kormeerna Uu Kusameyey Xaruumaha Caafimaad Ee Degmadaasi.
Dhanka Kale Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka Siyaasada Iyo Amaanka Degmada Berdaale Cali Cadow Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Masuulintii Kasocotey Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Oo Uu Horkacayey Gudoomiyaha Gobolka Baay C/rashiid C/laahi Maxamed {LFC} Wasiirka Caafimaadka Iyo Taliye Kuxigeenka Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase In ay Lakulmeen Shacabka Degmada Berdaale Iyadoo Kalahadley Sidii Amaanka Degmada Lagu Adkeenlahaa Masuulintaasi Ayaa Waxaa Kulanka Kuwehlinaayey Hay”ada DDG.
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}