Dhageyso:Sicirka Raashinka oo sare u kacay Qansaxdheere Ee Gobolka Bay

0
222

Qansaxdheere(INO)-Maamulka Degmada Qansaxdheere ayaa ka warbixiyay Ciidamo tababar looga furay Degmada si loogu diyaariyo Guluf Dagaal oo ay ku qaadaan Al Shabaab.

qansaxdheere

Gudoomiyaha Degmada Aadan Cabdi ayaa sheegay in Al Shabaab ay go’doomiyeen Degmada taasi oo uu sheegay inay ku keentay Deegaanka Sicir barar iyo in uu kor u kaca qiimaha wax lagu kala iibsado

“waxaan qaadi doonaa Dagaal aan ku fureyno Waddooyinka, waxaan hadda diyaarineynaa, Ciidamo awood u leh inay Al Shabaab ka hor leexiyaan Dadka Shacabka ah” ayuu yiri Gudoomiyaha Degmada Qansaxdheere.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Qansaxdheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here