Baydhabo(INO)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in Degmdooyinka ay u dhisto Goliyaasha Degaanada iyadoo ay kaashaneyso Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Hay’ado.
Gudooomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa waxa uu sheegey in degmooyinka Berdaal Ee gobolka Bay iyo Degmada Xudur lagu tijaanayo Dhismaha Goliyaasah degaanada Koonfur Galbeed Soomaaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Shukri Ismaaciil , Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo.