Baydhabo(INO)- Beesha Disow oo ka mid ah Beelaha Dega Degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo Ku Caleemo Saartey Malaaq Cismaan Abshir Caliyow.
Munaasabada waxa ka qiib galey Odayaal dhaqmeedyo, Waxgarada , Ganacsato, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka KGS iyo dad weyn aad u fara badan.