Dhageyso:Nuxurka Hadalkii Madaxweyne Shariif Xasan Uu U Jeediyey Odayaasha Dhaqanka Ee Wanleweyn Ee Gobolka Sh/Hoose

0
215

Wanleweyn(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa  Safaro ku maraya Degmooyinka Ka Tirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

shariika

Madaxweyne Shariif Xasan sheekh Aadan Ayaa safarkiisa waxa uu daaran yahay u kuurgalka xaaladaha, Noolaleed, Amniga, Waxbarshada iyo Caafimaadka, isagoo si weyn looga Soo dhaweeyey Degmada Wanle weyne Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Ugu Dambeyntii Madaxweyne Shariif Xasan waxa uu kulmo gooni Gooni ah la Yeeshey,Maamulka Degmada wanleweyne, Saraakiisha AMISOM , Odayaasha Dhaqanka iyo bulsahda Rayidka ee Degmada Wanlweyne, isagoona u balanqaadey in degmada wanlweyne laga dhisi doono Cusbitaalka ugu weyn Ee Gobolka Shabellaha hoose isla markaana, qiib weyn ka qaadan doono  daboolid baahida caafimaad ee ka jirto Degmada wanlweyne iyo Degaanadda Hoostaga

Halkan Ka Dhageyso Hadalkii Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Dhameystiran.

Idale News Online, Wanleweyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here