Dhageyso:Malaaq Boorow: “Waa Been Dibna Uma Dhicin Xulista Baarlamaanka Dowladda KGS”

0
178

Baydhabo(INO)–iyada oo ay so baxayeen warar sheegaya in muddo 4bilood ah dib loo dhigay Xulista Xubnaha Baarlamaanka Dowladda  Koofur Galbeed Soomaaliya  oo ka socotay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

ODAYAAL

Malaaq Cali Cabdi Nuur Boorroow oo ka mid ah Odayaasha Xulaya Xubnaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Wareysi uu siiyay Warbaahinta waxaa uu ku sheegay in arrintaasi ay beentahay.

Wareysiga oo dhinacyo badan taabanaya ayuu ka warramay sida lagu xallinayo Beelaha muranka keena, waxaa uu sheegay in Dadka aan Xildhibaanada ku lahayn Dowladda dhexe si gaar ah fiirin doono iyada oo aan cidna laga tagin.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here