Dhageyso:khudbadii Dr.Gaas ka jeediyay shirka madasha qaranka Ee Baydhabo

0
744

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu  hoggaaminayey  ayaa galabta 22-June-2016 magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay kaga qayb galay shirka Madasha wadatashiga qaran oo halkaasi galabta ka furmay.

Halkan ka Dhageyso

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay