Dhageyso:Hooyo & Caruurteed oo ‘Gaajo & Haraad’ ugu dhintay Deegaanka Caato Ee Gobolka Bakool

0
234

 Deegaanka Caato ee Gobalka Bakool oo ku yaalla meel ku dhaw Xuduuda Soomaaliya ay la wadaagto dalka Ethiopia, ayaa laga soo sheegay in xiligan ay Abaar daran ka jirto oo Dadkuna billaabeen inay u dhintaan.

Halkan Ka Dhageyso.

Teaser Image Hooyo & Caruurteed oo ‘Gaajo & Haraad’ ugu dhintay Deegaanka Caato {Dhageyso}

Xaalada kajirta ayaa sababtay Geerida Hooyo iyo Caruur ay dhashay, iyadoona Saddexdaas ruux ay Abaaro iyo haraad ay u geeriyoodeen.

Dubad Xasan Cali waa Gudoomiyaha Deegaankaasi isagoo nala hadlayay ayuu sheegay Xaalad Qatar ah inay ka jiraan Deegaanka.

Gudoomiyaha Deegaankaasi ayaa sidoo kale sheegay cidna gargaar in aysan soo gaarsiin ayna Go’dooonsan yahiin.

Hooyadan Soomaaliyeed iyo Caruurteeda kuna geeriyooday Gobalka Bakool Abaaraha dalka kajir darted Marka laga tago waxaa jira kuwa kale oo sidan oo kale dhibta ku heysato oo aan laga war heyn Dhamaana waxa ay ku sugan yihiin.

Idale  News Online, Bakool.