Baydhabo(INO) –Ciidamada Midiowga Afrika Ee AMISOM Iyadoo Kashanaayo Ciidamada Dowlada Faderaalka Soomaaliya Waxaa Ay Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolada Bay Iyo Bakool Ayaa Waxaa Ay Ka Sareen Urarka Al Shabaab Oo Gacantooda In modo Ah Ay Maamuli Jireen Iyadoo Degmooyinkii Ugu Horeyey Ay La waregaan Ay Ahayeen Degmooyinka Gobolka Baakol.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqo Magalada Cabdulaahi Cali Maxamed Watiin Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Waxqabakii Ciidamada Midiowga Afika Ee AMISOM Ay Ka Soo Qabteen Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaar Ahaan Gobolada Bay Iyo Bakool Dhanka Howlgalada,Towbarada,Iyo Dhanka Isdhaxgalka Bulshada.
Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Si Aad Ah Ciidamada Midiowga Afika Ee AMISOM Ugu Amaaney Howlgalkii Loogu Magacdarey Jubba Kasoo urarka Al Shabaab Magalooyin Tira Badan Looga Qabsadey.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Maxamed Watiin Ayaa Hadalkaani Waxaa Uu Ku Sheegey Xili Uu Kaqeybgaley Xaflad Lagu Soo Dhaweynaayey Ciidamo Ka tirsan Ciidamada Midiowga Afika Ee AMISOM Ee Ku wooda Ethopia Misana Lagu Sagootinaayey Kuwii Horey Ay U joogeen Gobolada Bay Iyo Bakool.
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Siidcali Muuse Maxamed , Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay