Istanbul(INO)- Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay kala saxiixdeen Heshiis ku saabsan ganacsiga iyo maalgashiga labada Dal.
Heshiiskan ayaa waxaa labada dowladood u kala saxiixay labada wasiir ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo maalgashi.
Heshiiskan ayaa ganacsatada iyo maal qabeenada Dalka Turkiga u ogolaanayo in ay maalgashadaan Soomaaliya iyo sidoo kale in ay ka shaqeeyaan hormarinta ganacsiga.
C/llaahi Cusmaan oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee shirkaasi ka qeyb galay ayaa Idaacada Risaala ugu warbixiyay muhiimada shirkaan iyo kaalinta ay ku leeyihiin ganacsatada Soomaaliyeed.
Hoos ka Dhageyso Codka:
Idale News Online, IStabul