Dhageyso:Dowlada Soomaaliiya oo faah faahin ka bixisay Shirka ka furmay Magaalada Beydhabo

0
376

Baydhabo(INO)- Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee gelinkii dambe ee Maanta ka furmay Magaalada Beydhabo.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa Warbaahinta u sharaxay furitaanka shirka iyo qodobada la doonayo in lagu gorfeeyo shirka. Afhayeenka Madaxtooyada ayaa sidoo kale ka warbixiyay waqtiga rasmiga ah ee uu soo gabagabayo shirka.

Halkan Ka Dhageyso

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay