Baydhabo(INO): Afhayeenka Shirka Baydhabo ee lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed Somalia Siyaad Sheekh daahir ayaa shaaciyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed la dooran doono Khamiista soo socota oo Bisha tahay 13 iyadoo isla maalinta ku xigta la dhaarin doono.
Halkan Ka Dhageyso