Dhageyso:Cali Dheere”Waan u aar gudnay Hogaamiyeheenii Axmed Godane

0
366

Muqdisho(INO)-Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage “Cali dheere” ayaa waxaa uu kahadlay werarkii Maanta ay ku qaadeen dagaal yahano katirsan shabaab xerada Ciidanka AMISOM Ee Xalane.

cali dheere

Cali dheere waxaa uu tilmaamay in werarkaas ay ku dileen saraakiil katirsan ciidamada AMISOM iyo Saraakiil cadaan ah.

Waxaa uu shegay in ay dileen in kabadan 25 tira intaa kabadana waxaa uu yiri waan dhaawacnay.

Halkan Ka Dhageyso Codka Afhayeenka kooxda Al-shabab.

Werarka ay ku qaadeen xalane ayuu ku tilmaamay Cali Dheere mid aargudasha ah oo ay ugu aar gudayeen Hogaamiyahoodii Geeriyoday Ee Axmed Cabdi ow-Maxamuud Godane oo Abuu zubeyr ay ugu magac dareen.

Al-Shabaab waa markii labaad oo ay weraraan xerada Xalane Sanadkii 2009 bishii sagaalaad ayeey mar sidaan oo kale werar ku qaadeen xiligaas oo lashegay in Xalane uu shir uga socday saraakiil katirsan ciidamada AMISOM iyo Kuwa NEETO.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here