Dhageyso:Amaana iyo FC Berdaalle Oo Galabta Ciyaar Xiiso Leh Ku Leh Garoonka Dr.Ayuub

0
264

Garoonka Dr.Ayub ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta waxaa maanta ka dhaceysa ciyaar aad iyo aad u xiiso baxan taasi oo dhexmareysa Kooxda Amaana Vs FC Berdaale oo u ciyaarto Radio Dalksa Ee Baydhabo kuwaasi oo wada ciyaaraha ciyaar ka tirsan wareegii ugu dambeeyey Koobkii looga magacdarey, Kuwii Tahriibey iyo Jooga Ee Dhalinta Baydhabo.

dr.ayub

Waxaa Doowanaya Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada , Bahda Sports Ee Gobolka Bay iyo dad weyne fara badan.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here