Dhageyso: Yusuf Dabageed oo 48-Saac u Qabtay Puntland + Hanjabaad Culus

0
172

Galkacyo(INO)- Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) ayaa maamulka Puntland ugu baaqay inay soo daayaan Gaadiid ay qabsadeen, Wuxuuna sheegay inay tahay arintaasi Dulmi cad, Wuxuuna maamulka Puntland u qabtay 48 Saacadood.

Yuusuf Dabageed ayaa wuxuu sheegay in Reer Hiiraan dhibaato badan loo gaystay, Sidoo kalana wuxuu xusay in Ganacasto u dhashay Puntland ay joogaan baladwayne, Islamarkaana ay Tallaabo iyaguna dhankooda qaadi doonaan.

Halkan Ka Dhageyso