DHAGEYSO: Xildhibaan Dr. Idiris Cabdi takhtar Oo noqdey Xildhibaankii ugu Horeeyey oo Af Maay Ku Jeediyey Gollaha Shacabka Soomaaliya

0
199

Baydhabo(INO)-Xildhibaan Dr. Idiris Cabdi takhtar ayaa noqodey Xildhibaanklii ugu Horeeeyey oo Af Maay K u Jeediyey  Gollaha Shacabka Soomaaliya 

 Xildhibaan Dr. Idiris Cabdi Dhakhtar:  Xildhibaan Dr.Idiris Cabdi Dhakhtar Waxaa uu ku dhashay Baydhao 1965-tii,

Waxbarasho:

1983/84: 11 Janaayo, Baydhabo.

1989: Jaamacadda Lafoole, kuliyadda beeraha, waxaa uu bartey sidoo kale xanaanada xoolaha iyo daaqa.

Shaqo:

16: Waxaa uu ka shaqeeyay ilaa 16 hey’adood oo caalami ah oo ay ka mid yihiin UNDP, Unicef, World Vision iyo kuwoo kale.

3000: Deegaanno badan ayey ka caawiyeen xagga beeraha, xoolaha iyo arrimo kale, koofurta Soomaaliya.

Baydhabo: Xarun lagu xanaaneeyo darbi jiifta ayuu ka sameeyay Baydhabo.

2013: Waxaa uu aasaasey Jaamacadda Upper Jubba ee Beydhabo isagoo guddoomiye ka ahaa ilaa uu Xildhibaan noqdey.

Ugu dambeyntii, 4-tan murashax midkood ayaa lagu wadaa in 11-ka bishan noqdo guddoomiyaha golaha shacabka ama baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso