Xildhibaano ka soo jeeda G/Sh.hoose oo Maanta kulan ku yeeshay Muqdisho si kululna uga hadlay dhibaatooyinkii dhawaanahan ka dhacayay Gobolkaasi dowladdana Baaq u jeediyay.
Xildhiban Cabdulaahi Cumar Abshir oo ka tirsan Xubnaha baarlamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolkaasi ayaa u sheegay Warbaahinta in ay ka shirayeen sidii xal loga gaari lahaa xasaradaha ka aloosan gobolkaasi.
[audio:http://www.kalshaalenews.com/wp-content/uploads/2013/07/Dhagayso_-Xildhibaanada-kasoo-jeeda-gobolka-Shabellaha-Hoose-oo-kulan-ku-yeeshay-Muqdisho-_-Saadaal-Media.mp3]Idale News Online