Wasiiraddii hore ee Arimaha Dibadda Xukuumaddii C/faarax Shirdoon haddana ah Xildhibaanad ka Tirsan Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa sheegtay in Xildhibaanadu aysan u Fadhin in ay Xilal Wasiirro ah helaan. dhageyso Xildhibaanada oo oo ka qeyb aheyd ridistii Ra’iisul Wasaare Saacid iyo A/weli oo haatan leh ma dooneyno inaan maalin kastaa R/Wasaare erino.
Mobilkaada ku dhageyso wareysiga Fowsiya
Idale News Online, Mogadishu