Marko(INO)- Wararka ka imaanaya Magaalada marka ee Xarunta Gobolka Sh hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Milateriga soomaaliya Cutubyo ka tirsan ay soo galen saakay magaalada kuwaasi oo qal qal geliyay AMniga Suuqa Magaaladaasi,
Dadweynaha Magaalada Marko ayaa Muujinaya walaac ay ka qabaan in boob ay Ciidmadu ku sameeyaan Xarumaha ganacsiga ee Magaalada,
Mid ka mid ah ganacsatada Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh hoose ayaa ka warbixinaya xaalada magaalada sida ay tahay saakay.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo