Baydhabo(INO)- Waxgaradka Beesha Macalin Weyne oo Shir Jaraa’id ku qabteen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegeen in wax weyn ay ka Tabanayaan Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharif Xasan Sheekh Aaden, isla markaana waxay eedayeen Wasiirka Wasaarada War faafinta iyo Wacyi-galinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ay sheegeen in uu wax weliba oo jago ah oo leh Beeeshaasi isla doonayo inuu qabto.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Xafiiska Warqabadka Baydhabo