Dhageyso: Wasiirka Howlaha Guud iyo Xubno Ka Socodey QM Oo Kormeerey Kaamamka Barakacyaasha Baydhabo

0
246

Baydhabo(INO)- Wefdi Ballaaran oo oo Hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Soomaaliya Eng.Salax Sheekh Cisamaan Muuse ayaa Ayaa Soo Gaarey Magaalaa Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Wefdiga oo qiib ka ahaa, xubno ka socodey Hay’ada UNHR oo hoogminaayey Dr. Welter oo ah Kaaliyaha Xoghaya Ergiga QM Ee Soomaaliya  ayaa waxay u kuur galeen xaalada dadka Barakacyaasha ee ku jira Kaamamka Magaalada Baydhabo, kuwaasoo la doonayey  La soo gaarsiyo Gaar gaar Bini’aadanimo.

Ka dib markii uu soo dhamaadey Indha indhey Kaamamka Dadka Barakacayaasha ayaa waxaan wareysi gaar ah  aynu la yeelanay Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya Eng. Salax Sheekh Cismaan Muuse.

Halkan Ka Dhageyso wareysi

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here