Dhageyso: Wasiirka Dalxiiska KGS “Dagaalka Waan Ogeyn Laakiin Tirada Ciidanka Al-shabab Kama Warqabin”

0
228

Muqdisho-(INO)–Wasiirka Dalxiiska Ee Dowladda  Koofur Galbeed  Soomaaliya Cumar Adan Xasan  ayaa sheegay in ay  ka war hayeen Weerarkii Al-shabab ay jimcihii ku qaadday Degmada Leego ee Gobolka Shabeellaha hoose  halkaas oo Askar badan oo AMISOM ka tirsan iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulkii Leego.

cumar dheere

Wasiirka ayaa sheegay in qorshaha ay ka warhayeen laakiin aanay ka warheyn Ciidamadii Tirada badnaa ee Al-shabab ay ku weerareen Leego.

waxaa uu sheegay in hadda Leego ay jogaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopia, waxaana uu intaasi ku daray in Al-shababkiik Leego weeraray ay ka badnaayeen 2,000 islamarkaana laga keenay Gobollada Hiiraan iyo Dhabeellaha dhexe.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here