Baydhabo(INO)-Wasiirka Hub ka dhigista ,dhaqan celinta Iyo tabaradda maleehiyaadka Ee Dowladda koonfur galbeed soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (xasan Eeley) ayaa waxaa wareystey wariye Cali ilyees Cabdullahi waxaana uu kaga warbixiyay xaalada ciidamada KGS iyo sida ay u socto.
Wasiir Xasan Xuseen Maxamed ayaa waxaa kale uu ka warbixiyay safaradii dhowaan ay ka kala bixiyeen deeganada hoos taga gobolka baay waxaana sidoo kale ka hadley weerarkii shabaab ay wada ugu daleey, waxaana tibaaxay in qarax meel fog fog ay ku rideen shabaab.
Sidoo kale waxaa uu saheegay in ay guud ahaan ay ka xureyndoonaan gobolada koongalbeed ee soomaaliya waxaana sidoo kale baaq u direy dhalinyarta u dagaalanta shabaab inay isaga soo baxaan ka dibna ay difaacaan dalkooda sida hadalka u dhigey.
Halkan Ka Dhageyso wareysiga oo dhameystiran
Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com