Baydhab(INO)- Wasiir Qorsheynt iyo Iskaashinga Caalamiga Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cimi Faarax oo ka mid aha Erigadii ka Qiib Galeysey Shirka Qorshaha Qaranka Oo Ee Baydhabo Ka Furmayay.
Wasiirka oo ka hadley Luuqada Maayga oo aad u la liyaabeyso sida u ugu hadalayo, isagoona sheegey in dhoor wasiiro ka tirsan Galmudug ay ku hadlaan Maay-ga, waxa uu dadka kula taliyey in horumariyo Mayga.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo