Dhageyso: Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta KGS Oo Wado Qorshaha Ballaarinta Isgaarsiinta

0
257

Baydhabo(INO)- Wasiirka  Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ee Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Cumar Zeyntuun  ayaa dhawaan gaaray magaalada Muqdisho ka soo qiib galey shir ay lahaayeen Wasiiradda Boostadda iyo Isgaarsiinta Ee Maamul Goboleedyada Dalka ayaa ka warbixinka  safarkaasi.

zaytuun

Waxana uu sheegey in ka soo qiib galey shir Muhiin ah, isla markaana lagu falanqeynaa  Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya.

Wasaradda Boostada iyo Isgaarsiinta  Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashaneyso kan DFS  ayaa waddaan qorshe balaaran oo ay ku tala jirto iney gaarsiiso adeegyada wasaaradda dhamaan gobollada Degaanada KGS.

Ugu dambeyntii, Xeerka Isgaarsiinta Qaranka oo kamid ah xeerarka ugu muhiimsan ayaa horyaalla baarlamaanka Soomaaliya waxaana lagu wadaa in dhawaan la meelmariyo.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here