Dhageyso: Xulista Baarlamanka Ee Dowladda KGS Oo La Bilaabayo

0
214

Baydhabo(INO)-Xili Dowladda  Koonfur Galbeed Soomaaliya uu Qorsheeynaayo in uu Soo Xuli Xildhibaanadda Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxaa Arinkaasi ka Hadlay Qaar ka Mid ah Salaadiinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

dasruurka

Ugaas Maxamuud oo ka ah Mid ah Salaadiinta Goboladda KG Soomaaliya  ayaa Waxaa uu sheegay in Socota Xulista Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka 3Gobal Koonfur Galbeed Soomaaliya Islamarkaan ay Manta Amba Qaadayaan

Waxaa uu sheegay in ay Qorsheeyeen Wagaradka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya in Tiradda Xildhibaanadda Baarlamaanka Dowladda Koonfur galbeed Noqon Doonan 95 Xubnood.

Sidoo kale Ugaas Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in ay Dhamaan Beelaha Degga Gobolada  Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Qeyb a Ahaan Doonan.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here