Baydhabo(INO)- Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, C/fataax Ibrahim Xaashi oo wareysi Siyey Warbaahinta Idalenews.com ayaa ka warbixiyey Xaaladihi ugu dambeeyey Dadkii ku waxyeelabey Labo Qarax oo is xig xiga oo maalintii Axadii ka dhacey Magaalada Baydhabo.
Wererkaas, waxa ku dhintey 30 halka 60 kalena ay ku dhaawacmeen, isla markaana waxa sheegtey Kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo