Dhageyso: Tarsan Oo Si Udag Uga Hadlay Siyaasada Qasan Ee Soomaaliya ka jirta

0
218

Muqdisho(INO)- Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir haatana kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in siyaasada Soomaaliya ay ku socoto.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Xukumada Soomaaliya ku eedeeyay iney ku guul dareystay hiigsiga iyo doorashada ka dhaceysa Soomaaliya.

“Xukumadu habka ay wax umaamuleyso ma ahan hab sax ah, hab cadaalad ahna maahan, hab umadan dhibka ka saari doontana ma ahan ee waa hab dhibaatada kusii celin doonta”ayuu yiri Tarsan.

Mar uu ka hadlayay heshiiskii madaxda qaran ay ku gaareen magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney talada dalka ay ka go’do shacabka Soomaaliyeed hase ahaatee ay si iskood ah madaxda go’aan uga gaareen.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here