Dhageyso: Salaad Cali Jeelle oo Dowlada Soomaaliya Weerar Afka Ahi Ku Qaadey.

0
159

Salaad Cali Jeelle oo hore oga mid ahaa Xildhibaanadii Dowladdii KMG aheyd ahna Siyaasi ku Nool Magaalada Muqdisho ayaa Dagaalka Gobolka Shabellha Hoose ku Eedeeyey in ay ka danbeeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso:

 

[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/Jeel.mp3|autostart=yes]

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in uu aad uga Xun yahay siisocoshada Dagaalka Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana uu Codsaday in la Joojiyo dagaalka.

Waxaa uu sheegay in isku Dhaca Beelaha daga Gobolka ay keento Maamulada Dowladda ay u Magacawdo halkaasi,waxaana uu ku baaqay in Fursad la siiyo Dadka ku nool Gobolka si ay u soo Doortaan Qofka ay rabaan,taasi oo yareen karta in Beelahu ay is dagaalaan.

salaadcalijeelealaa

Idale News Online, Muqdisho.