Dhageyso: Odayaal Ka Soojeeda KGS Oo Ku Sugan Garowe Oo Sheegey in Isimada Puntaland Kala Hadli Doonaan Joojinta Dhibaateyn Shacabka KGS

0
586

Garowe(INO)- Malaaq Kaskey Oo Ka mid ah Malaaqyada Gobolka Bay ayaa sugan Magaalaa Garowe Ee Caasimada Puntland isagoon sheegey inuu casumaad u fidiyey Boqor Burhaan, waxa  kale uu xusey inay kala soo hadli doonaan dhibaato la sheegey in laga haayo dadka Soojeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Garowe