Dhageyso: Odayaal Dhaqmeedyo Taagyeersan Musharax Shariif Xasan Oo Diidey Dhaliilaha Loo Jeediyey Musharaxaas

0
188

Baydhabo(INO)- Odayaal dhaqmeedyo Ka Soojeeda Deganada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka mid yihiin Malaaq Deerow Yacquub Cali, Malaaq Cali C/raxmaan Shiino, Malaaq  C/rashiid Sheekh C/Salaan iyo Kuwo kale ayaa laaley hadalo ka soo yeerey Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo dhawaan ku shirey Muqdisho, Kuwaasoo Shariif Xasan Sheekh Aaden Ku EedayeenWax qabad la’aan, Dantiis raadsasho, ku tagrifalka dhaqaallaha Bulshada Koonfur Galbeed, qaraabeysi iyo dhowris la’aanta Dastuurka Dowlada KGS.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho