Gudoomiyaha Odoyaasha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Maxamed xasan xaad oo Waraysi Gaar Ah Siiyay Idaacada Codkamudug Xaruunta Magaalada Gaalkacyo Ayaa Ku Booriyay Maamulada Galmudug iyo Puntland inay U Naxaan Shacabka oo Aysan Gobolka Colaad Ka Hurin.
Nabadoon Xaad Ayaa Waxa uu Uugu Baaqay Maamulada Galmudug iyo Puntland Khilaafka u Dhaxeeya Inay Ku Dhameeyaan Wada Hadal Si Gobolka uusan uuga Dhicin Dagaal U Dhaxeeya Labada Maamul.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Muqdisho.