Dhageyso: Maxaa U Qabsoomey Baarlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya Mudadii Uu Jirey?

0
508

Baydhabo(INO)- C/qaadir  Sharif Sheikhuna Maye Gudoomiyaha Baarlamaanka  Dowkad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliy Oo Wareysi Siiyay  Warbaahinta, Ayaa Waxaa Uu Kaga Waramay Wax yaabihii U Qabsoomay Baarlamaanka Dowladda KG Mudadii Lixda Bilood Ahayd Ee Uu Jiray.

Gudoomiye C/qaadir Shariif Ayaa Waxaa Uu Sheegay Inay Ka Shaqeeyeen Tirada Iyo Tayada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Uu Yeelanayo Asagoona Sidoo Kale Sheegay In Loo Qabtay tababaro Kor Loogu Qaadayo Shaqadooda.

Sidoo Kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxaa Uu Soo Hadal Qaaday Kalfadhiayadii Ay Sameysteen Mudadii Uu Baarlamaanku Jiray Sido Kalena tilmaamey Iney Dadaal Badan Ku Bixiyeen Sidii Loo Heli Lahaa Waxqabad La Taaban Karo Oo Ay Ku Qancaan Ummadda Deeganada Koonfur Galbeed Degta.

Halkan Ka Dhageyso Codka

Idale News Online, Baydhabo