Dhageyso: Madaxweynaha oo cambaareeyay weerarkii lagu qarxiyay dad rayid ah

0
170

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad caawa lagu xusayay maalinta calanka oo ku beegan 12-ka October ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay Muqdisho, isagoo qaraxaasi ku tilmaamay mid wuxuushnimo ah oo ay ka dambeeyeen kooxaha dhagar qabayaasha Shabaab.

Halkan ka Dhageyso.

xasan Sheekh