Dhageyso Madaxeyne Xasan oo loogu baaqey Inuu xilka ka dago.

0
189

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/05/iscasilo.mp3|autostart=yes]
Magaalada Muqdisho waxaa maanta isugu yimid xildhibaano kor u dhaafaya boqol.
Waxay ugu baaqeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu is casilo.
Waxay ku eedeeyeen inuu ku guul daraystay hoggaaminta dalka.

Xildhibaannada ayaa sheegay in haddii uu madaxweynuhu diido soo jeedintooda ay xil ka qaadistiisa u mari doonaan hab sharci ah.
Baaqan xildhibaannada ayaa noqonaya culayskii ugu weynaa ee madaxweynaha soo wajaha gudaha Soomaaliya.

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/05/iscalilaad2.mp3]
Xildhibaanada-Baarlamaanka