Dhageyso Live:Dagaalka Puntland oo wali socda, Isgaarsiinta oo Jaran & Xaalada oo Cakiran

0
190

Garowe(INO)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal Xoogan oo weli kasocda Degaanka Suud oo ay weerareen Ciidamada Maamulka Puntland halkaas oo fariisin ay ka dhigteen Daacishta Socdaalka Ku mareyso Xeebaha Deegaanada Puntland.

Dadka ku Nool nawaaxiga suud ayaa soo sheegaya in ay maqlayaan Daryanka Madaafiicda iyo hubka aalteleriga Ee leysku adeegsanayo waxaana Dhinaca Ciidamada Puntland ay helayaan Gurmad xoogan.

Isgaarsiinta Deegaanka suud ayaa hawada laga saaray xaaladana waxaa ay u muuqataa mid cakiran Dad kusugan Meesha lagu dagaalamayo ayaa waxaa ay bilaabeen in ay barakacaan sida uu inoo sheegay mid kamid ah dadka ku nool meel aan ka fogeyn Deegaanka Had lagu dagaalamayo Ee Suud.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here