Dhageyso: Khudbada Seddexda Mas’uul Ee Dalka Ugu Sareeya Shirkii Shaley ka Jeediyeen.

0
206
Saddexda Mas’uul ee ugu sareysa Dalka Soomaaliya oo Goob joog ka ahaa Heshiiska Maamulka saddexda Gobol ee Koofur galbeed lagu Aqoonsaday ayaa Qudbad ka jeediyey Madasha Heshiiska.
Madaxda Dalka ayaa si isku mid ah u sheegay in Heshiiskaan uu yahay Tilaabo hore loo qaaday islamarkaana Muujineysa in Dadku ay fahmeen
Nidaamka Federaalisimka ee Soomaaliya ka Hergalay.
Halkan Ka Dhageyso.
[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/Yuulka-1.mp3|autostart=yes]

sadexda-masuulIdale News Online,Muqdisho.