Madaxweynaha maamulka lixda Gobol Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in ciidamadii dhowaan qabsaday Shabeellaha Hoose ay yihiin mooryaan u dhalatay beelaha Hawiye sida uu hadlaka u dhigay.
Madoobe Nuunow oo fariin u dirayay madaxda maamulka Shabelle State eek u sugan magaalada Marko ayaa sheegay in ay ugu baaqayaan inay isaga baxaan magaaladaasi haddii aysan rabin dagaal iyo colaad hor leh.
In badan ayaad heysateen magaalada Marko waxaan idin leenahay ka baxay Shabeellaha Hoose” sidaas waxaa yiri Madoobe Nuunow.
HOO S KA DHAGEYSO:
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/06/madxweynaha-dowlad-goboledka-KG-madowe-nunow.mp3|autostart=yes]