Aqoonyahano ku sugan gobolka Minnesota oo ay Soomaalida qurbo joogta ku badan yihiin, ayaa nasiib daro ku tilmaameykhilaafka joogtada ah ee golayaasha dowlada iyo madaxda sare ee dowlada. Waxayna sheegeen in madaxdii Somalia ay lumiyeen kalsoonidii dadka, waxayna ugu baaqeen in ay ka dhabeeyaan isbedelkii ay balanqaadeen ummada wadajirkeedana ilaaliyaan.
Dhageyso Eng Saadiq Abdullahi Abdi iyo Aqoonyahan Faysal Diiriye: