Dhageyso: Dowlada Soomaaliya Laga codsaday inay keento Dhaqaalihii shirka koonfur Galbeed Soomaaliya.

0
197

Inkastoo magaalada Baydhabo uu wali ka socdo shirka maamul u samaynta gobalada  Koonfur Galbeed ayaa hadana waxaa jira diidmo badan oo ka imaanaysa dhanka shacabka iyo waliba siyaasiyiinta kuwaasi oo sheegaya shirkaan inuu yahay mid aanan ka turjumayn rabitaanka Shacabka.

 Halkan Ka Dhageyso.

shirkaBaydhaba4Idale  News Online, Xafiiska  Baydhabo.