Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Sheegdey In Ciidamo Tiro Badan Ay U Direyso G/Sh/Hoose

0
310

Baydhabo(INO)- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Sheegdey in Ciidamo Tiro badan oo dhawaan lagu leyley Gudaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, ay u direyso Gobolka Shabellaha Hoose halkaas oo Xasrado Siyaasadeed iyo Weliba Jahwareer Militirii ka Taagan Ka dib Markii Ciidamda Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee Soomaaliya AMISOM iyo DFS ay Baxaan Magaalada Marko Isla markaana u gacan ay Gashey Dagaal yanahno Ka Tirsam Maleeshiyada Al-shabaab.

caracase

Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Isaaq Caracase oo La  hadley Warbaahinta Idalenews.com ayaa Sheegey in Gobolka Shabellaha Hoose aysan Sidan ka daawan doonin, isagoona u hanjbaey Maleeshiyada Al-shabaab iyo Kuwo Isbaarooyin u yaallo Degaano Ka Tirsan G/Sh/Hoose.

Magaalda Marko ayaa hada waxa Gacan ku haayo Ciiidamada AMISOM iyo  kuwola Sheegey in Ka Tirsan yihiin DFS isla markaaana Magaaldaas, waxa horey ugu dagaalamey Beelo halkaasi wada.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Marko

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here