Dhageyso: Dowlada KGS Oo Markii Ugu Horeyay Sheegtey Inay Ku Fashilantey Qaadista Isbaarooyinka Daadsan Gobolka Shabellaha Hoose

0
231

Baydhabo(INO)- Wasiirka Aminga Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/fataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa Markii Ugu Horeyay Sheegey Inay Ku Fashilantey Dowlada qaadista Isbaarooyinka Daadsan Gobolka Shabellaha Hoose isla markaana waxa uu xaqiijiyey in dhaqaalaha ugu badan oo soo gala KG Soomaaliya laga helo Gobolkaaas.

geesey

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here