Daawo: Faarax Macalin Oo Sheegey In AMISOM Somalia Ay U Joogto Dano Qarsoon

0
216

Nairobi(INO)- Xidhibaan Faarax Macallin oo ka mid ah Gollaha Baarlamaanka ee Kenya ayaa waxaa uu ka hadlay Ciidamada AMISOM ee jooga gudaha dalka Soomaaliya iyo u jeedooyinkooda qarsoon oo ah in aysan marnaba doonayn nabad ka dhacda Soomaaliya ee wax ay u joogaan ay tahay Mashruuc waxaan Faarax Macalin soo qaaday ka bixitaankii ciidanka AMISOM ee magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose.

Hoos ka Daawo Xidhibaan Faarax Macallin oo ka hadlay sababaha ay ciidanka AMISOM uga baxeen Marka.

Idale News Online, Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here