Dhageyso: Dadkii ku dhaawacmay madaafiicdii Afgooye oo muqdisho loo soo qaaday

0
211

Baydhabo(INO)- Ciidamada amaanka dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen degmada Afgooye iyadoo xalay xaafado ka tirsan Afgooye hoobiyaal lagu garaacay.

Ciidamada AMISOM ayaa tilmaamay in hoobiyaasha ay in hoobiyaasha laga soo tuuray dhanka xarakada Al-shabaab, iyadoo xarakada Al-shabaab wali aysan war ka soo saarin hoobiyaashii xalay la soo tuuray.

Dhanka kalana saraakiisha dowladda Soomaaliya eek u sugan Afgooye ayaa sheegay in ay ka hadli doonaan xaaladaha amniga iyo wixii dhacay.

Waxaan dadkii ku dhaawacmay madaafiicdii xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan degmada la soo sheegayaa in laga soo saaray isbitaalada Afgooye, iyadoona loo soo qaaday magaalada muqdisho si xaaladooda wax looga qabto.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here