Dhageyso Cali Max’ed Geedi:”Ninka wareysiga iga qaadey waa qaa’im waxuu sheegtay hay’ad iyo Radio uusan ka shaqeynin balse waa ka raaligalinaa shacabka nin aan aqoonina wareysi ma siin doono.”

0
207

Reysul wasaarihii hore ee Dowladii KMG ahayd Cali Maxamed geedi yaa waxa uu Camabaareeyay Idaacad uu sheegay iney ku hadasho  codka Al-shabaab oo si khaldan wareysi uga qaaday isagoona Ku tilmaamay arinkaas inuu ahaa mid qiyaano ah,

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Cali-Maxamed-Geddi-Wareysi.mp3]

 aliGeedi

Cali maxamed Geeedi ayaa mar wax laga weydiiyay Xaalda amaan ee magaalada Muqdisho oo maalmahan oo dilka ku badan yahay ayaa waxa uu sheegay iney Laamaha Amaanka amaanka ay ka gaabiyeen Howshooda oo ay jirto mas’uuliyad Xumo sidoo kale wax uu sheegay waxa wax laga weydiiyay Xeerka cusub ee saxafada isagoona ku tilmaamay in xeerkan la caburinaayo Xuriyada Saxaafada

Idale News Online, Mogadishu