Dhageyso: Buubaa: “Booqashada Kerry Waxa Ay Timid Wakhti Ku Haboon”

0
197

Muqdisho(INO)-Wasiirkii hore ee arrimaha Dibadda Dowladii KMG ahady Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka faallooday ahmiyada ay leedahay booqashada Xoghayaha arrimaha Dibadda Mareykanka uu ku yimid Magaalada Muqdisho.

Buubaa

Hurre Buubaa ayaa sheegay in booqashadaan ay timid waqti dowladda soomaaliya ay u baahan tahay taageerada beesha Caalamka, isaga oo sheegay in tani ay dhiiragalin karto wadamada kale inay kusoo dhiiraadaan Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso RADIO IDALE

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here