Dhageyso: Al Shabaab Oo Gaari iyo Mootooyinka Walxaha Qarxa Ku Buuxa U Edeegsatey DagaalkaTiyeeglow

0
172

Tiyeeglow(INO)- Taliyaha Guutada 8-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Xasan Isaaq Cumar (Xasan Baydhabo), ayaa sheegay in dagaalkan ay mintidiinta kaga dileen 50 nin, halka dhinacooda looga dilay lix askari, sida uu yiri.

Halkan Ka Dhageyso