Dhageyso: Afhayeenkii hore ee Xisbul Islaam oo dowlada Somalia ugu baaqey in Sheekh Hassan Daahir Aweys la sii daayo….

0
278

Xubin sare oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Xisbul Islaam Sheekh maxamed Macalin Xasan ayaa ku baaqay dawladda Soomaaliya inay sii dayso Sheekh Xasan Daahir Aweys.

sheikhXasan

Sheekh Maxamed Macalim oo ah Xoghayah Arrimaha Dibedda ee Xisbul Islam waxa uu ka mid ahaa xubnihii lala xiray Sheekh Xasna Daahir balse markii dambe la sii daayey ayaa VOA waraysi uu siiyey ku sheegay Sheekh Xasan Dahair qorshihiisa hore ahaa in wax laga beddelo qaabkii lagu socday isla markaana hab diblomaasiyadeed ciiddama ajaanibta looga saaro Soomaaliya.

Waraysiga waxa la yeeshay Haaruun Macruuf waxaana uu ugu horrayn weydiiyey waxa uu kala socdo xaaladda SAheekh Xasan Daahir.

[audio:rtsp://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/08/04/a9b214b9-9d0b-44ed-b3b6-33eeb8aea429.mp3]

Idale News Online